Heemaal News Network

Mas’uulkii Ugu Horeeyay Ee soo Celiyay Hantidii Dawlada Ee Hanti-dhowrku soo Bandhigay.

Xildhibaan Cabdullaahi Faarax Wehliye ayaa noqday Mas’uulkii ugu horreeyay ee dib usoo celiya Hanti la sheegay in dowladda Soomaaliya ay leedahay, oo Hanti-dhowrka guud uu amray in dib loo soo celiyo Hantidaasi.

Xildhibaanka ayaa soo celiyay gaari ay lahayd Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya, waxaana horay Hantidhowrka guud uu sheegay in dhammaan mas’uuliyiinta ay ku maqan tahay Hantida Dowladda ay kusoo celiyaan muddo Toban maal mooda ah.

Mas’uuliyiinta la sheegay in ay ku maqan tahay hanti Dowladeed oo u badan gaadiid ayaa waxaa ka mid ahaa wasiiro iyo Xildhibaanno, kuwaasi oo qar kood xilal ay ka hayaan dowladda Soomaaliya.
Halkan ka Akhriso:

Related posts

Somaliland Oo Sheegtay Inay Tahriibayaal Dawlada Somaliya Ka Soo Furatay Dalka Liibiya

Heemaall

Jim Langevin: Amarka Trump Waa Isku Dhiibis Alqaacida Iyo Hadyad Shiinaha Loo Siiyey Soomaaliya

Heemaal

Tababare Diiday Bilad Sharaf Uu Madaxweyne Trump Gudoon-siin Lahaa.!!

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More