Maxamed Salah Oo Xaaldiisa Caafimaad U Xaqiijiyey Madaxweynaha Dalka Masar Abdi Fataxaa Sisi

Cayaaryahanka reer Masar ee Maxamed Saalax ayaa kulan xulka qaranka dalkaasi la yeesheen madaxweynahooga Cabdi Fataax Sisi u xaqiijiyey in uu ka soo kabtay dhaawacii ka gaadhay garabka cayaartii kooxdiis FC ay la lahaayeen kooxda Real Madrid.

Waxuu sheegay in Ilaahay idankii uu rajaynaayo in uu ka qayb galo cayaarta koobka Aduunka isaga oo ka qayb gali doona cayaarta koowaad ee kooxda Masar la yeelanayso kooxda Uruguay.

© Heemaal News Netwok