Heemaal News Network
somali

Maxkamada Ciidamada Oo Qabatay Dacwad ka Dhan ah Fahad Yaasiin Iyo Xubno kale.(Akhriso)

Qoyska ay ka dhalatay Ikraan Tahliil Faarax ayaa dacwad ka dhan ah hogaanka sare ee NISA u gudbiyey xeer ilaalinta Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Somalia.

Qoraalka oo nuqul ka mid ah loo soo diray Allbanaadir Online waxaa lagu xusay magacyada afar eedeysane oo loo heysto iney wax ka ogyihiin isa markaana shirqool ku dileen Ikraan Tahliil oo ka tirsaneyd saraakiisha Nabad sugida Qaranka taasoo la waayey labo bilood ka hor.

Eedeysanayaa lagu xusay Dacwada waxay kala yihiin:-

1-Fahad Yaasiin Xaaji Daahir

2-Yaasiin Farey

3-C/llaahi Aadan Kulane

4-Cabdiqani diirane (Wadna-qabad)

Qoyska ayaa ka codsaday xeeil ilaalinta Maxkamada ciidamada qalabka sida in baaris lagu sameeyo kiiska Ikraan Tahliil, isla markaana cadaalada la mariyo shaqsiyadka loo heysto

HALKAN HOOS KA AKHRISO

Related posts

Puntland Oo Amniga Gobolka Cayn Iyo Sool kaga Shirtay Buuhoodle.

Heemaall

Booliiska Muqdisho Oo soo Bandhigay Kooxo Burcad ah Iyo Hub Lagu Qabtay.(Sawiro)

Heemaall

Koonfur Galbeed Oo Qabatay Doorashada Lix Kursi

Heemaall