Heemaal News Network

Maxkamadda ICC Oo Joojisay Dacwad ka Dhan ah Ciidanka Ingiriiska

Xeer ilaaliyaha maxkamadda dambiyada dagaalka ICC ayaa arbacadii sheegtay in ay joojisay baaritaan hor u dhac ahaa oo ka dhan ah ciidanka Britain.kuwaas oo lagu eedeeyay in Ciraaq ay ka geysteen dambiyo dagaal.

Go’aankan ayaa imaanaya xilli maxkamadda ICC ay cadaadis kala kulantay Washington ka dib markii la furay gal dacwadeed ka dhan ah ciidanka Mareykanka oo dambiyo sidoo kale ka geystay Afghanistan.

Maxkamaddu waxa ay sheegtay in ay jiraan tacadiyo,hase yeeshee, UK waxay sameysay baaritaan waafi ah dambiyadaas lagu ogaanayo

Bishii Juun, baaritaan madaxa banaan oo la sameeyay ayaa muujinaaya in ciidanka UK ay geysteen tacadiyo ka dib markii ay heleen kumanaan cabasho oo arrintaasi.

Related posts

Maamul Goboleed Diiday ka Qeyb galka Tartanka Ciyaaraha Ee ka Furmaya Muqdisho.(Akhriso)

Heemaall

Dawlada Fadaraalka Oo Sawaaxilga Iyo Dabadhilifyadiisa Digniin Culus Siisay

Heemaal

Axmed Madoobe Oo Arimaha Muranka Doorashada kala Hadlay Wakiilada Beesha Caalamka.(Sawiro)

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More