Maxkamd Xukunta Weerarkii Lagu Qaaday Guriga Zlatan Ibrahimovic

Maxkamad ayaa shalay ku riday xukun magdhow ah nin 35 sano jir ah oo lagu eedeeyey inuu bishii nofeembar ee sannadkii hore kharibaad u geeystay guriga ciyaaryahanka Zlatan Ibrahimovic uu ku leeyahay magaalada Stockholm, sida ay qortay laanta wararka ee SVT.

35 jirka ayaa kalluunka urka badan ee surströmming ku qubay albaabka horee daarta, isla markaana albaabka ku ranjiyeeyay erayga ”Judas”.

 

Related posts

Zidan Oo Ku Goodiyey In Cinqaab Intan Ka Badan Marsiin Karayey Bacelona

Heemaal

Yahuudda Masar Oo Laga Mamnuucay Dabbaaldegyada Munaasibadaha Diiniga.

Heemaall

Xus Loogu Ducaynayay Dadkii Lagu Xasuuqay Qaraxii Zoobe Oo Lagu Qabtay Muqdisho.(Sawiro)

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy