Heemaal News Network
somali

Mayar Cindin Oo Dib Loogu Doortay Magalada Berbera.

Magaalada Berbera ee degaannada Soomaliland waxaa Maanta ka dhacday doorashada Guddomiyaha Magaalada iyo kuxigeenkiisa, iyad aoo ay gobjoog ka ahaayeen mas’uuliyiin kala duwan.

Golaha degaanka Magaalada Berbera ayaa Guddoomiyaha Magaalada waxaa ay u diirteen Cabdishakuur Maxamuud Ciddin, kaas oo xilkaasi horay u haayay, halka Guddoomiye kuxigeenka Golaha loo doortay Nuur Cabdi Jaamac.

Doorashada Guddoomiyaha Magaalada Berbera & kuxigeenkiisa ayaa mas’uuliyinta ku tartamay ay ka kala socdeen xisbiyada Kulmiye, UCID iyo WADANI.

Sidoo kale Maalmaha soo socda ayaa waxaa la filayaa in degaannada Soomaaliland ay ka bilaawdaan doorashooyinka guddoomiyeyaasha gobolada iyo degmooyinka Soomaaliland.

Related posts

Gaari Qaraxyo Laga soo Buuxiyay Oo la soo Hor-dhigay Cogresska Maraykanka.(Sawiro)

Heemaall

Banaanbaxyo ka Dhan ah Xariga Madaxwaynihii Hore Ee South Africa Oo ka Dhacay Johannesburg.

Heemaall

Xaalada Covid 19 Ee Awdal Oo Laga Dayrinayo Iyo Talaalka Oo Laga Daahfuray Borama Maanta

Heemaall