Meydad Laga Helay Xeebaha Dalka Tuniisiya.

Ciidmada ilaalada xeebaha Tuunis ayaa sheegay inay soo heleen 6 mayd oo baddu soo tuftay.

Mas’uul ka tirsan ciidamada ayaa warbaahinta u sheegay in lixda mayd kala ahaayeen 3 rag iyo 3 dumar kuwaas oo loo badinaayo inay ahaayeen muhaajiriin kusii jeeday xeebaha Talyaaniga.

Ciidmada ilaalada xeebaha ee dalkaas ayaa baadi goob sii wada iyagoo aaminsan inay jiri karaan dad kale inay badda ku jiraan.

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ayaa dowladda hoose u ogolaaday in maydadka la aaso.

Related posts

Yahuudda Masar Oo Laga Mamnuucay Dabbaaldegyada Munaasibadaha Diiniga.

Heemaall

Xus Loogu Ducaynayay Dadkii Lagu Xasuuqay Qaraxii Zoobe Oo Lagu Qabtay Muqdisho.(Sawiro)

Heemaall

Xukuumada Biixi Oo Markii Ugu Horaysay ka Hadashay Dil Iyo Kufsi Burco Loogu Gaystay Hooyo Ugbad.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy