Heemaal News Network

Midawga Musharaxiinta Oo Kulan Uga Bilowday Muqdisho

Golaha midowga Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha ayaa waxaa haatan uu shir deg-deg ah uga socdaa hotelka Jaziira ee Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka.

Shirka oo warbaahintu bannaan joog ka tahay ayaa ayaa waxaa looga hadlayaa xaaladihii ugu dambeeyay ee siyaasadda dalka, iyadoona looga arrinsanayo caqabadaha hortaaggan in ay dalka ka dhacdo doorasho heshiis lagu yahay loona wada siman yahay.

Shirkaan deg dega ah ayaa kusoo aadaya, iyadoo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble uu ku dhawaaqay in Xukuumaddu ay go’aansatay in la guda galo hirgelinta doorashooyinka, si aan wakhti kale looga lumin shacabka Soomaaliyeed.

Related posts

Swedan: Masjiddo Dhowr Ah Oo Lagula Kacey Naceeyb Faqooq Iyo Hanjabaad

Heemaal

Itoobiya Oo Qunsul Cusub Usoo Magacawday Maamulka Puntland

Heemaall

Ruushka: “Siyaadii Cuqdada Iyo Aargoosiga Ku Dhisnayd Ee Obama Ayuu Soo Wadaa Biden”

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More