Heemaal News Network
somali

Midawga Yurub Oo Taageero Balaaran U Balan-qaaday Madaxwaynaha Galmudug.(Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta Muqdishu kula kulmay Danjiraha Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Danjire Nicolas Barlenge.

Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa iska xog wareystay qorshaha horumarineed ee Galmudug iyo sidii Midowga Yurub usii ballaarin lahaayeen mashaariicda ay ka wadaan Galmudug.

Madaxweynaha ayaa ka mahadceliyay teegaarada joogtada ah ee Midowga Yurub la garab taaganyihiin Soomaaliya.

Danjiraha ayaa ugu danbeyntii ballanqaaday in ay taageeri doonaan Hay’adaha Dowladda Galmudug asagoona dhinaca kale sheegay in ay ay dhawaan fulin doonaan mashaariic dib udhis loogu sameynayo Kaabayaasha dhaqaale ee Galmudug.

Related posts

Madaxweyne Cagjar Oo QM kala Hadlay Xal U Helida Colaada Iyo Barakaca ka Taagan Itoobiya.

Heemaall

Madaxweyne Cagjar Oo ka Hadlay Sababta ay Ciidamada Ugu Direen Dagaalka Tigrey

Heemaall

Dhimasho Iyo Dhaawac ka Dhashay Qarax ka Dhacay Suuqa Qaadka Baydhabo (Sawirro)

Heemaall