Heemaal News Network

Midawha Musharixiinta Oo Magacaabay Taliyeyaal Ciidan Oo Amnigooda Suga.Yaab!

Musharixiinta u taagan doorashada Madaxweynaha soo socda ee Somalia ayaa Magacaabay Saraakiil Ciidan oo amnigooda ilaalin doona.

Talaabadan ayaa ka dambeysay ka dib shir maanta Midowga Musharaxinta ay ku yeesheen Muqdisho.

Saraakiisha la magacaabay ayaa la sheegay in qaarkood ay ku jiraan ama ka mid ahaan jireen Ciidanka Millatariga Soomaaliya, waxaana ka mid ah Jen. Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacadde) iyo Jen. Max’uud Macalin Koronto oo mar ahaa taliyaha ciidanka XDS qeybta 12-ka Apriil

Mucaarad Magacaabay taliyeyaal ciidan ayaa dad badan walaac ku abuurtay, iyadoo xaalad ismari waa ah ay ka taagan tahay gudiyada doorashada ee DF magacowday oo mucaaradku ay diideen iney aqbalaan.

Related posts

Muqdisho: Qarax Lala Beegsaday Ciidamo Ka Tirsan AMISOM

Heemaal

Jubbaland Oo Xukun Adag ku Riday Rag Dil ka Geystay Magaalada Kismaayo.

Heemaall

Jarmalka Oo Ciidanka Itoobiya ku Wareejiyay Daawo, Xilli ay Dagaal kula Jiraan Tigrey.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More