Heemaal News Network

Midowga Musharaxiinta Oo si Adag Uga Horyimid Tallaabo Uu Qaaday Safiirka Turkiga.

Guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka heer federaal Maxamed Xasan Maxamed ayaa kulan la qaatay danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Mehmet Yilmaz.

Kulanka ay yeesheen labadaan mas’uul ayaa ahaa mid xog-isdhaafsi ah oo ku saabsan dardargelinta howlaha doorashada.

Haddaba Golaha musharaxiinta mucaaridka ayaa maanta qoraal kasoo baxay waxay si weyn ugu cambaareeyeen kulanka Safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya Mehmet Yilmaz la yeeshay guddiyada doorashooyinka ee lagu muransan-yahay.

Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa sheegay inay ka xun-yihiin taageerada iyo bogaadinta uu Safiirka Turkiga u muujiyey guddigaas, kaasoo ay ku tilmaameen guddi aan sharci aheyn.

Halkan ka Akhriso:

Related posts

Midowga Yurub Oo ka Digay Rabshado ka Dhasha Mudaharaadka Mucaaridka ku Baaqeen Bari.

Heemaall

M/Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Danjirayaasha Jaamacadda Carabta Iyo Switzerland

Heemaall

Mayirka Ceerigaabo Oo Maanta Shaaciyay In Markii Sadexaad Isa Soo Sharaxyo.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More