Heemaal News Network

Midowga Musharixiinta Oo Kulan la Yeeshay Siyaasiyiinta kasoo Jeedda Somaliland.

Waxaa goor dhow Muqdisho kulan uga furmay golaha Midowga Musharixiinta iyo qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo xildhibaanada labada aqal Baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda gobolada waqooyi.

Kulankaan ayaa looga arinsanaya xaaladda siyaasaddeed ee dalka iyo tabashooyinka la xiriira guddiga doorashooyinka.

Kulanka oo uu shir guddoominayo Hassan Sheikh Mohamud ayaa golaha Musharixiinta waxay ku dhageysan doonaan tabashooyinka la xiriira guddiga lagu muransan yahay ee doorashooyinka ay qeybtooda ka muujinayaan siyaasiyiinta gobolada waqooyi.

Waxaa kulankan uu qeyb ka yahay kulamada joogtada ah ee golaha Midowga Musharixiinta uga arinsanayaan caqabadaha ku hor gudban doorasho loo dhan yahay oo dalka ka dhacda.

Related posts

Dad Lagu Laayay Weerar Lagu Qaaday Masjid ku Yaala Waqooyiga Nigeria.

Heemaall

Borama:-Cuqaasha Beelaha Bahabar-Celi Oo Ka Qaylisay Xubno Xasilooni Daro Ka Wada G/Salal

Heemaall

Borama: Sheekh Xasan Daheeye Oo U Xuubsiibtay Siyaasada Muqdisho kana Hadlay Mudaharaadkii Shalay

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More