Heemaal News Network
somali

Midowga Musharixiinta Oo War Adag kasoo Saaray Fashilka Shirkii Afisiyooni.(Akhriso)

Golaha Midowga Mushariixiinta ayaa war kasoo saaray fashilka shirkii Afisiyooni ee u dhexeeyay madaxda sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada.

Qoraal ka soo baxay Midowga Mushariixiinta ayay ku sheegeen inay ka walaacsan yihiin Natiijo la’aanta uu ku soo dhamaaday shirkaasi, iyagoo eedeymo kulul u jeediyey Madaxweyne Farmaajo.

HALKAN KA AKHRISO

Related posts

Raysal Wasaare Rooble Oo Amar Dul-dhigay Khasnadaha Dawlada

Heemaall

Xukuumada Somaliland Oo ka Ganacsiga Sigaarka ka Mamnuucday Degmada Saylac Ee G/Salal.

Heemaall

Puntland Oo Ogolaatay Inay Wareejiso Maxaabiis U Xiran Burcad Badeednimo

Heemaall