Heemaal News Network
somali

Mooshin ku Aadan Khilaafka Doorashooyinka Oo Golaha Shacabka la Horkeeni Doono Bari

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa lagu waddaa in maalinta berri ah ay yeeshaan kulan.

Kulankaan ayaa ku saabaan Arrimaha doorashooyinka dalka oo maalmihii lasoo dhaafay muran ka taagnaa.

Fariintaan ayaa goordhow loo diray Xildhibaanada Golaha Shacabka.

M.ne Xil Beri oo Isniinah oo ay Tar 12 April, waxaa jira Kulan weynihii Golaha Shacabka.

Agendaha

1. Ka doodista Mooshin ku sahabsan Doorashooyinka Qaranka

Saacadu waa 09:00 subaxnimo.

Related posts

Tuuryare: Waa La I Rasaaseeyey Oo Waan Dagaalamayaa

Heemaal

Dowlada Jabuuti Oo Agab Caafimaad soo Gaarsiiyay Somaliland

Heemaall

Xuseen Warsame: Xaq Looguma Laha IN La Yidhaahdo Ka Guur Villa Somaliaya

Heemaal