Mudaaharaad Looga soo Horjeedo Canshuurta Baraha Bulshada Oo ka Dhacay Kampala.

Booliiska dalka Uganda ayaa adeegsaday sunta dadka ka ilmaysiisa iyo xabbado ay hawada u rideen si ay ukala eryaan mudaaharaad aan waynayn oo ay dadku ku diidan yihiin canshuurta lagu soo rogay baraha ay bulshadu ku xiriiraan.

Waxay sheegtay in booliisku ay isku dayeen in ay xiraan Robert Kyagulany oo ah xildhibaan iyo fanaan hogaaminayay mudaaharaadka, balse wuxuu maareeyay in uu ka baxsado.

© Heemaal News Netwok