Heemaal News Network

Mursal Oo Loogu Baaqay In Uu Farmaajo Caawa Kala Wareego Xilka

Kudladda Musharaxiinta madaxweynaha ee sheegta dhax-dhaxaadka ah, ayaa ugu baaqay in xaaladda dalka la bad baadiyo .

Musharixiintaan sheegto in ay yihiin dhex dhexaad ayaa sheegay in madaxweeynaha waqtiga ka dhacay uu ku fashilmay dalka in uu doorasho geliyo , waxa ayna ugu baaqeen in caawa labbo iyo tabanka habeenimo, kadib talada dalka Uula wareego Gudoomiyaha Baarlamaanka waqtigoodu dhacay Maxamed Mursal Sh Cabdiraxman .

Kudladdan oo shir ku qabatay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in madaxweeynaha ay ugu baaqayaan in uu Is casilo.

Musharixiinta ayaa sheegay sidoo kale in sharciyadda madaxweeynaha ay dhamaatay caawa laga bilaabana dalka uusan madaxweeyne laheeyn.

Maaxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa waqtiga xil heeynta ee dastuuriga ah waxa uu ugu egyahay Maanta oo Axad ah .

 

Related posts

Madaxweynaha Oromia iyo Taliyaha Ciidanka Itoobiya Oo Safar Qarsoodi ah ku Yimid Muqdisho.

Heemaall

Odey Da’ ah Gaajo iyo Haraad Ugu Geeriyooday Kaam ku Yaala Garoowe.

Heemaall

AMISOM Oo Balan-qaaday Adkaynta Amniga Doorashada Somaliya.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More