Heemaal News Network
somali

Musharaxiinta Oo Eedeyay Duqa Muqdisho Taageeray-na Go’aankii Lagu Hakiyay Dibad-baxa

Golaha Midowga Musharraxiinta cambaareeyey hadalkii ka soo yeeray Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Filish oo fal dambiyeed ku tilmaamay dibedbaxa laga abaabulayey Muqdisho

Qoraal ka soo baxay Midowga Musharraxiinta ayaa dhinaca kale looga mahadceliyey Golaha Bulshada Banaadir (GBB) aqbalka codsigii kaga yimid Odayaasha Dhaqanka Muqdisho iyo Midowga Murashaxiinta ee ahaa in dib loo dhigo mudaaharaadkii la qaban lahaa maalinta Khamiista ah 13/01/22.

Related posts

Somaliland Oo Kenya ku Eedeysay Fara-Gelinta Garoonka Diyaaradaha Laascaanood

Heemaall

Gudomiye Xirsi Oo Waregtadisii Ugu Horaysay Ku kala Saaray Ku Xigeenadii lala Doortay

Heemaall

Madaxweyne Biixi Oo Ka Jawaabay Baaqii Shacabka Kala Baydh

Heemaall