Heemaal News Network

Musharaxiinta Xilka Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Khudbad ka Jeediyay Baarlamaanka.

Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle iyo ku xigeenkiisa ayaa maanta khudbad u jeediyay Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Hirshabeelle.

Inta badan xildhibaanada Hirshabeelle ayaa soo xaadiray kulanka.

Musharaxiinta khudbaddaha jeediyay ayaa kala ahaa:

Musharax Madaxweyne Kuxigeen Hirshabeele Maxamed Maxamuud Cabdule

Musharax Madaxweyne Ku Xigeen Hirshabeele Yuusuf Axmed Hagar Dabageed

Musharax Madaxweynaha Hirshabeele Cali Guudlaawe Xuseen

Musharax Madaxweyne Hirshabeele C/raxmaan Jimcaale Cismaan

Related posts

Boqorka Sacuudiga Oo Ku Baaqay In Lagu Duulo Iiraan

Heemaal

Raysal Wasaarihii Hore Ee Somaliya Oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Hargaysa

Heemaall

Tigrayga Oo Qabsaday Xarunta Taliska Waqooyi Ee Ciidamada Ethiopia.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More