Odayaasha Hawiye Oo Wakiilka QM Horgeeyay Dacwad ka Dhan ah Heshiiskii Arimaha Dorashada.

Odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye oo uu hoggaaminayay Maxamed Xasan Xaad ayaa la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan.

Kulankaan oo ka dhacay xarunta Xalane ayaa looga hadlay Arrimaha doorashooyinka dalka.

Odayaasha Dhaqanka ee Xaad hoggaamiyo ayaa Cabasho ka qabay hanaanka doorashooyinka dalka.

Waxaa sidoo kale jira in dhaliilo joogto ah ay hawada marinaayeen Madaxweyne Farmaajo, waxaana qaarkood ay qabaan walaac ku Aadan in liiska laga tiro.

Heshiiskii dhawaan lagu Villa Soomaaliya lagu saxiixay ayaa qeexaya in dib loogu laabtay hanaanka soo tulisa Ergada ee Odayaasha Dhaqanka.

Related posts

Zidan Oo Ku Goodiyey In Cinqaab Intan Ka Badan Marsiin Karayey Bacelona

Heemaal

Yahuudda Masar Oo Laga Mamnuucay Dabbaaldegyada Munaasibadaha Diiniga.

Heemaall

Xus Loogu Ducaynayay Dadkii Lagu Xasuuqay Qaraxii Zoobe Oo Lagu Qabtay Muqdisho.(Sawiro)

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy