Olole Nadaafadeed Oo Lagaga Hortagayo Faafida Shuban-biyoodka Oo Laga Bilaabay Boorama

Magaalada Boorama waxa maanta ka bilaabmay olole nadaafadeed oo loogu magacdaray Nadiifi Boorama kaasi oo ka hirgalay gabi ahaanba magaalada, ololahan oo socon doona mudo 7aad ah ayaa waxa dulucdiisu tahay in lagaga hortago faafida xanuunka shubanka ee Boorama ka dilaacay