R/Wasaraha Pakistan Oo Iskugu-yeeray Guddiga Amniga Qaranka kadib Xiisada Hindiya
Raβiisul wasaaraha Pakistan, Shehbaz Sharif ayaa u yeeray guddiga amniga qaranka subaxnimadii berri ah, si ay uga jawaabaan tallaabadan ay Hindiya hoos ugu dhigtay xiriirka...
Yoav Gallant Oo kashifay Arrin ay Israel ka Been Sheegtay
Wasiirkii hore ee Difaaca Israel Yoav Gallant ayaa shaaca ka qaaday in sawirka caanka ah ee ay baahiyeen ciidamada Israel, ee ay ku sheegeen inuu...
Akhriso Heshiiska Shidaalka Ee Dawlada Fadaralka la Gashay Turkiga Oo Af-Somali ku Qoran.
Kuma filnaa qof kasta oo Soomaali ah inuu wax badan ka fahmo habka ay dawladda Turkiga u baahisay heshiiskan, tana waxay mar kale lagama maarmaan...
7 Qodob Oo Laga Soo Saaray Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland Ee Maanta
πππ ππππππ
πππππ Hargeysa, 23.04.2025 Fadhigii 17-aad ee Shirka Golaha Wasiirada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta...
Dawlada Hindiya Oo Xiriirkii U Jartay Pakistaan Todobaad-na u Qabatay Inay ka Baxaan
Hindiya ayaa hoos u dhigtay xiriirka diblomaasiyadeed ee Pakistan, waxaana inuu toddobo maalin loo qabtay inuu uga baxo Hindiya u qeybsanaha dhinaca milatariga ee safaaradda...
Dawladda Jordan Oo Mamnuucday Ururka Ikhwaanul Muslimiin Lana Wareegtay
Dawladda Jordan, ayaa maanta ku dhawaaqday in laga mamnuucay gudaha dalka Jordan β ururka Ikhwaanul Muslimiin , iyadoo lala wareegayo hintida iyo xafiisyada ururkan, qof...
Jabuuti Oo Quburo kusoo Dirtay Wax ka Qabashada Fadahaada Biyaha Badda Saylac
Gudoomiyaha Gobolka Selel Mudane Cabdi-Siciid Faahiye ayaa soo dhaweeyay wafdi ka socday dawlada walaalaha aan nahay ee Jabuuti. Wafdigan ka socday dawlada Jabuuti ayaa waxa...
Midowga Yurub oo ka Hor-yimid Qorshe uu soo Bandhigay Trump
Madaxa siyaasadda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub, Kaja Kallas ayaa sheegtay in Midowga Yurub waligiis Crimea u aqoonsan doonin Ruushka βCrimea waa Ukraine.β ayey hadalkeeda...