Puntland:- Dhalinyaro ka Tirsan Alshabaab Oo Xabsi Daa’in Lagu Riday.

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa xabsi daa’in ku xukuntay labo nin oo katirsan ururka Alshabaab, kuwaas oo lagu kala magacaabo Xasan Cabdi Aadan Nuur iyo Cumar Xuseen Abshir Jaabir.

Labadaan nin ayaa lagu eedeeyay inay ahaayeen Horjooge iyo Darawalkiisa oo Alshabaab uga shaqeyn jiray gobolka Shabeelada dhexe, iyagoo ka qeyb qaaatay weeraro dhiig ku daatay oo lagu qaadday ciidamada dowladda.

Maxkamada waxay sheegtay in lagu qabtay weerar lagu qaaday Fariisin ay Ciidamada Xoogga Dalka ku lahaayeen inta u dhexaysa Deyniile iyo Basro iyaga oo dhawaac ah, bishii November Sanadkii tegay.

Xasan Cabdi Aadan Nuur ayaa lagu sheegay inuu ahaa madixii Maaliyadda degmada Balcad. Waxaa uu qirtay in uu qeyb ka ahaa weerar ku qabsaday gobolka Shabeelada dhexe, oo lagu qabtay isaga iyo saaxiibkiis.

Related posts

Zidan Oo Ku Goodiyey In Cinqaab Intan Ka Badan Marsiin Karayey Bacelona

Heemaal

Yahuudda Masar Oo Laga Mamnuucay Dabbaaldegyada Munaasibadaha Diiniga.

Heemaall

Xus Loogu Ducaynayay Dadkii Lagu Xasuuqay Qaraxii Zoobe Oo Lagu Qabtay Muqdisho.(Sawiro)

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy