Heemaal News Network
somali

Puntland Oo Amar Culus kusoo Rogtay Musharaxiinta Golaha Shacabka(Akhriso)

Maamulka Puntland ayaa Musharaxiinta doorashada Xidlhibaannada Golaha shacabka Soomaaliya ka mamnuucday inay isticmaalaan gaadiid ciidan iyo ilaalo gaar ah.

Gaadiidka ciidanka iyo ilaalada ayaa sidoo kale laga mamcuunay mas’uuliyiinta ururada siyaaasadda Puntland.

Wasaaradda Amniga Puntland oo amarkan soo saartay waxay sheegtay in ciddii sababo gaar ah uga maarmi wayda ilaalo la soo xiriirto Taliyaha Booliska Puntland.

Puntland ayaa warkan soo saartay, iyadoo galabta Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo ka yimid degmada dhahar loo diiday inuu Garoowe la soo galo ilaalo gaar ah iyo gaadiid ciidan.
Halkan ka Akhriso:

Related posts

Camuud Foundation Oo Qalab Caafimaad Ku Wareejisay Qaar Ka Mid Ah Isbitaalada Borama

Heemaall

Wasaarada Shaqo Galinta Oo Deeq Raashina U Qaybisay Dadka Naafada Borama

Heemaall

Turkiga Oo Wada-hadal Ugu Jira Qorshe Somaliya Uga Dhisanayo Saldhig Dayax-gacmeedka Laga Gano.

Heemaall