Puntland Oo Amartay In Hawada Laga Saaro TV-ga Ku Hadla Afka Maamulka Hargaysa

Wasaarada Warfaafinta iyo Isgaarsiinta Maamulka Puntland ayaa amar ku siiyay shirkadaha DSAT oo fadhigoodu yahay magaalada Garawe in ay hawada ka saaraan telefishinka Maamulka Somaliland ee SLNTV .

Shirkada ayaa lagu amray in Kanaalada Box-kooda ku jira ay ka saaraan Telefishinka ku hadla afka maamulka Somaliland sida ugu dhaqsiyaha badan , waxaana arintan kusoo aadeysa xili Somaliland iyo Puntland u dhaxeeyo dagaal toos iyo mid afka ah.

© Heemaal News Netwok