Heemaal News Network
somali

Puntland Oo ka Hor-timid Sharci ay Dhowaan soo Saartay Dowlada Somalia

Wasaarada Kalluumeysiga dowlad goboleedka Puntland ayaa kasoo horjeesatay in shatiga kalluumeysiga ay bixiso Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo keliya.

Qoraal ka soo baxay Wasaarada ayaa lagu sheegay inuu qalad yahay go’aanka DF ee sheegaya in sharci-darro loo aqoonsanayo Kalluumaysi aan shati ka haysan Wasaaradda Kalluumaysiga Soomaaliya.
Halkan ka Akhriso

Related posts

Somaliya Oo Dhawaan Helaysa Shixnadii Gargaar Ee Ugu Horeeyay Oo Ukraine ka Timaada.

Heemaall

Kulankii Farmaajo Iyo Rooble Oo Isfaham Hordhac ah Laga Gaaray Iyo Wararkii Ugu Dambeeyey.

Heemaall

Wasiir Saajin Oo Ka Hadlay Qaabka loo Xulay Murashaxiinta X/Kulmiye Ee Awdal Iyo Salal

Heemaall