Heemaal News Network
somali

Puntland Oo ka Maquuratay Go’aan Wada-jir ah Oo ay soo Saareen Maamul-goboleedyada.(Akhriso)

Maamul goboleedyada Galmudug, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Hirshabelle iyo gobolka Banaadir ayaa 15-kii bishan isugu yimid shir ay uga arinsanayeen hanaankii loo qaadi lahaa imtixaanka fasalka 8-aad ee dugsiga Dhexe ee sanad dugsiyeedka 2020-2021-ka.

Wasaaradaha Waxbarashada ee maamul goboleedyadan iyo gobolka Banaadir ayaana wadatashi dheer kadib isku raacay in imtixaanka fasalka 8-aad la qaado 5-ta illaa 8-da bisha June ee sanadkan 2021.

Qoraal wadajir ah ay soo saareen afarta maamul goboleed iyo gobolka Banaadir ayaa bahda waxbarashada iyo maamulayaasha iskuulada loogu baaqay in ay u diyaar garoobaan imtixaanka fasalka 8-aad .

Halkan ka Akhriso

Related posts

Meydka Gabadhii Fircoon Oo Laga Helay Ahraamta Masar.

Heemaall

Muuse Biixi Oo Lagu la Taliyay Inuu kala Diro Golihiisa Wasiirada Ee ku Fashilmay Doorashada.

Heemaall

Faransiiska Oo Markii Ugu Horreeyay Cambaareeyay Fal Ciidamadooda 60 Sano ka Hor ka Gaysteen Aljeeriya

Heemaall