Heemaal News Network

Puntland Oo Maanta Dhaqangalisay Go’aankii ;Laga soo Saaray Sicir-bararka

Xukuumadda Puntland ayaa xalay go’aan kale ka soo saartay xakamaynta sicir-bararka baahsan ee ka jira gudaha Puntland.

Wasaaradda Maaliyadda Puntland, ayaa amar ku siiyay dhammaan Shirkadaha isticmaala adeegyada Lacag-dirista danabaysan ee ( E-money), in aysan nidaamkooda ku samayn Karin Lacag Shiling Soomaali ah.

Wasaaraddu waxay sidoo kale Shirkadahaas amar ku siiyay, in ay sarrif ahaan u qaataan Lacagta Shiling Soomaaliga ah, si loo soo celiyo qiimaha lacagta Shilin-ka oo hoos u dhac ballaaran ku yimid, taas oo sicir-barar keentay.

Amarkaas ayaa ku soo beegmay, xilli maanta oo Sabtiya uu Puntland ka dhaqan-gelayo go’aan Khamiistii ka soo baxay xukuumadda, kaas oo lagu joojiyay in hal Dollar iyo wixi ka yar la isu’gu diro nidaamka (E-money).

Related posts

Nin Hooyadiis ku Dilay Muqdisho Oo Isna Toogasho Lagu Dilay.

Heemaall

Maamulka Gobolka Oo ka Hadlay Dil ka dhacay Muqdisho.

Heemaall

Musharixiinta Oo Farmaajo ku Eedeeyay Inuu Carqaladeeynayo Heshiiskii Shalay.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More