Heemaal News Network

Puntland Oo Mamnuucday In Canshuurta Dekadda Boosaaso Lagu Qaado Shillin Somaliga.(Akhriso)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi oo tixraacaya talo-bixinta Guddiga Xukuumadda u xilsaartay sicir-bararka ayaa ku amray Wasaaradda Maaliyadda Puntland in aan kastamka Dekedda Boosaaso, cashuurta lagu qaadikarin lacagta shillin Soomaaliga.

Ku: Wasaaradda Maaliyadda Puntland

Og: Xisaabiyaha Guud Ee Puntland

Og: Hanti Dhowrka Guud Ee Puntland

Og: Bangiga Maamulka Puntland

Ujeeddo: Joojin Qabashada Shillin Soomaaliga ee cashuurta Kastamka Dekedda Boosaaso.

Iyadoo laga duulayo talo bixinta Guddiga Dowladdu u xilsaartay sicir-bararka. Laga billaabo 1-da December 2020, waxaa la joojiyey in aan kastamka Dekedda Boosaaso, canshuurta Dowladda lagu qaadi-karin lacagta Shillin Soomaaliga.

Tallaabadaan ayaa waxaa ay kusoo aadeeysaa xilli maalmihii las oo dhaafay sicir barar xaka dollarka ah oo ka taagan yahay Magaalooyinka Garoowe & Gaalkacyo, isla markaana Ganacsatada iyo dadka kale ay cabanayeen.

Related posts

Abwaan Shaacir Oo si Adag U Duray Faysal Cali Waraabe Iyo Drs Adna Aadan Fariina Bulshada U Diray

Heemaall

Beelwaynta Xeebjire Oo Labo Murashax Oo kale Ka Shaaciyay Xisbiga Ucid.

Heemaall

Imaaraadka Oo si Lama Filaan ah Uga Hadlay Falkii Lagu Khaarajiyay Saynisyahankii Iran

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More