Heemaal News Network
Soomaaliya

Puntland Oo si Cad Uga Hortimid Sharciga Batroolka Ee Uu Saxiixay Farmaajo.(Akhriso)

Maamulka Puntland ayaa cadeeyay mowqifkiisa ku aaddan Sharciga Betroolka iyagoo ka horyimid qaabka loo maray sharcigaasi oo uu ku saxiixan yahay Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Halkan ka Akhriso war-murtiyeedka Puntland kasoo saartay Sharcigaasi:

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More