Heemaal News Network

Puntland Oo Suuqyada Ganacsiga ka Raafaysa Dadka Diidan Lacagta Shinka Somaliga.

Puntland ayaa ciidamo booliis ah kusii dayday suuqyada magaalooyinka si ay ula socdaan habka lacagta shilin Soomaaliga loo isticmaalayo iyo dadka diidan ee kasoo horkeeda awaamiirta lagasoo saaray.

Ciidamada bilayska ayaa lagu amray inay xabsiga u taxaabaan ciddii ka hor timaada isticmaalka lacagta shilin Soomaaliga, waana go’aan kasoo baxay guddiga loo xilsaaray arrimahan.

Taliyaasha amniga heer gobol ayaa loo xilsaaray in ay kormeer joogto ah ku sameeyaan xarumaha ganacsiga ayna la socdaan dhaqdhaqaaqyada isticmaalka lacagta shilin Soomaaliya oo weli Puntland laga diidayo.

Dadweynaha ayaa maanta si caadiya u isticmaalayay lacagtan, waxaana ay soo dhoweeyaan tallaabada maamul ka qaadayo dadka diidan dhaqan galinta amarada wax looga qabanayo jahwareerka lacagta.

Related posts

Maxkamadda Sare Ee Maraykanka Oo Dhageysatay Kiiska Uu Trump ka Gudbiyay Obama Care

Heemaall

Gudoomiyaha Cusub Ee Solja Oo Fariin U Diray Warbaahinta Somaliland Ee Cabanaysa.

Heemaall

Maxuu Musharax Kheyre ka Yiri Shirka Garoowe?(Sawirro)

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More