Heemaal News Network
Soomaaliya

Puntland Oo War ka soo Saartay Xildhibaanada Cusub Ee Jubbaland.(Akhriso)

Maamulka Puntland ayaa u hambalyo u diray Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Labaad ee Jubbaland, sidoo kale Puntland waxay bogaadinaysaa sida ay u socoto hanaanka Doorasho ee Jubbaland.

Puntland ayaa taageereysa madaxweynaha uu xiligiisu dhamaaday Axmed Madoobe oo mar kale u hanqal taagaya inuu xilka qabto.

Puntland ayaa sidoo kale ka aamustay liiska xildhibaanada kale ee looga dhawaaqay Kismaayo kuwaasoo garabka kasoo horjeeda Ahmed Madoobe ay soo saareen maanta.

Hoos ka ka akhriso

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More