Puntland Oo Xukun Dil ku Fulisay Nin Dilay Hooyadiis.

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in maamulka Puntland maanta uu xukun ku fuliyay nin hooyaddiis horay u dilay.

Maxkamada sare ee maamulka Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Faarax Cabdi Caagane .

Maxkamada ayaa ku eedeysay in uu 3 bil ka hor Hooyadii Xaawo Jaamac Cabdulle ku dilay Deegaanka Jalam ee Gobolka Nuugaal Puntland.

Gudoonka Maxkamada Sare ee Puntland ayaa sheegay in ay heleen cadeymo rasmi ah oo ku saabsan dilka uu hooyaddiisa u geystay ninkaan oo caafimaadqaba.

Related posts

Zidan Oo Ku Goodiyey In Cinqaab Intan Ka Badan Marsiin Karayey Bacelona

Heemaal

Yahuudda Masar Oo Laga Mamnuucay Dabbaaldegyada Munaasibadaha Diiniga.

Heemaall

Xus Loogu Ducaynayay Dadkii Lagu Xasuuqay Qaraxii Zoobe Oo Lagu Qabtay Muqdisho.(Sawiro)

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy