Heemaal News Network

Qaar kamid ah Dibad-baxayaashii Shalay Lagu Rasaaseeyay Muqdisho Oo Falkaas ka Hadlay

Qaar kamid dadkii shalay banaanbaxa ka waday Isgoyska Dabka ee Magaalada Muqdisho ee uu rasaas ku furay Nin ku hubeysnaa Bastoolad oo dharcad ahaa ayaa ka hadlay falkaas lagu rasaaseeyay.

Saddex Gabdhood iyo Wiil oo ka mid ahaa dadkii la rasaaseeyay oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Nin ku hubeysnaa Bastoolad uu si bareer ah dushooda ugu riday rasaas, kuna handaday Bastoolad uu watay, xili ay dhigayeen banaanbax nabadeed oo ay uga soo horjeedeen Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Related posts

UEFA Oo Ganaaxday Jose Mourinho Iyo Kooxdiisa Tottenham

Heemaal

Dad ka Caraysan Gabar kufsi & Dil Mar kale Loogu Geystay Burco Oo Banaanbax Dhigay.

Heemaall

Maanta Oo Ay Ku Egtahay Muddo Xileedka Baarlamaanka Fadaraalka

Heemaal

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More