Qaramada Midoobay iyo IOM Oo ka Wada-hadlay Xaaladdo ka Taagan Somaliya.

Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ee James Swan ayaa kulan Khadka Internet-ka ah la yeeshay Madaxa hay’adda Socdaalka Adduunka (IOM), Antonio Vitorino.

James Swan iyo Madaxa IOM Antonio ayaa ka wada hadlay Arrimaha hay’adda socdaalka Qaramada Midoobay ee dalka, si loo hubiyo in gargaarka bani’aadanimada ah uu gaaray dadka barakaca ah ee ku sugan Somalia ee wajahaya xaaladaha xiligaan jira sida Cudurka COVID-19 iyo amni darrada.

Mahdi Guuleed oo Munaasabad u sameeyay Qoyska Marxuum Cali Khaliif Galeyr

Sidoo kale Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa sheegay in Xaaladaha murugsan ka jira xiligaan dalka Soomaaliya ay u baahan yihiin xal dhammaystiran.

“James Swan iyo Antonio Vitorino waxay ka wada hadleen xalka howlaha hay’adda socdaalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya si loo hubiyo in gargaarku wuxuu gaaro dadka gudaha ku barakacay ee wajahaya COVID-19, xilligan adag oo ay wehliyaan caqabadaha xagga amniga ah” ayaa lagu yiri Qoraal kasoo baxay Xafiiska QM ee Somalia.

Related posts

Yahuudda Masar Oo Laga Mamnuucay Dabbaaldegyada Munaasibadaha Diiniga.

Heemaall

Xus Loogu Ducaynayay Dadkii Lagu Xasuuqay Qaraxii Zoobe Oo Lagu Qabtay Muqdisho.(Sawiro)

Heemaall

Xukuumada Biixi Oo Markii Ugu Horaysay ka Hadashay Dil Iyo Kufsi Burco Loogu Gaystay Hooyo Ugbad.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy