Heemaal News Network
somali

Qarax Goor-dhawayd ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in goor dhowayd qarax uu ka dhacay degmada Wadajir.

Qaraxa ayaa la sheegayaa inuu ka dhacay inta u dhaxeeysa bar kontorool oo laga galo Xalane iyo xerada Jeneraal Gordon.

Qaraxa ayaa ka dhacay maqaayad ku dhow meel lagu qaado canshuurta dowlada hoose. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya inuu jiro khasaare.

Ilaa hadda ma cadda waxa loo adeegsaday qaraxaas, inkastoo wararka qaar sheegayaan inuu ahaa qarax is-miidaamin ah.

Related posts

Mareykanka Oo Farriin U Dirtay Madaxda Maamul-goboleedyada.

Heemaall

Nin Careesan Oo Dab Qabadsiiyay Xaruntii Bisha Cas Ee Baardheere.(Sawirro)

Heemaall

Sudan Oo Ogolaatay In Maxkamada ICC Lagu Wareejiyo Saraakiil Dambiyo Dagaal loo Haysto.

Heemaall