Heemaal News Network

Qarax Isnidaamin ah Oo ka Dhacay Muqdisho.

Qaraxaan oo jugtiisa laga maqlay degmooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu ka dhacay agagaarka Dugsiga Tababarka ee Janeraal Kaahiye ee degmada Xamar ee Magaalada Muqdisho.

Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in qaraxa uu ahaa mid loo adeegsaday qof isku-soo xiray waxyaabaha qarxa, waxaana uu ka dhacay banaanka Maqaayad u dhow Xarunta Janeraal Kaahiye.

Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in dad isugu jira askar iyo Shacab ay ku waxyeeloobeen qaraxa, isla markaana ay goobta xireen ciidamo ka tirsan Dowladda.

Wararka kusoo kordha kala socda Heemaalnews.com

Related posts

Dawlada Itoobiya Oo Tigrayga ku Eedeysay Weerar Lagu Xasuuqay Rakaab Bas.

Heemaall

Itoobiya Oo Amartay In lasoo Xiro 76 Sargaal Oo Uu ka Mid yahay Jen Gabre.(Aqriso Liiska Saraakiisha)

Heemaall

Biden Oo Ku Dhawaaqay In Uu Guulaystay

Heemaal

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More