Heemaal News Network

Qarax Ka Dhacay Kismaayo

Wararka aan ka heleyno magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose waxay sheegaya in qarax culus uu xalay ka dhacay gudaha guri ku yaalla magaaladaas.

Guriga uu qaraxaas ka dhex dhacay waxaa degan Agaasimaha wasaaradda kalluumaysiga Jubbaland Maxamed Khaliif.

Qaraxa ayaa ahaa mid lagu sii diyaariyey guriga, waxaana ka badbaaday Agaasime Maxamed Khaliif oo la aaminsan yahay in isaga loogu sii diyaariyey.

Xiriiro kala duwan oo aan la sameynay xubno ka tirsan maamulka waxay noo sheegeen in uusan jirin wax khasaare ah oo ka dhashay qaraxaas, marka laga soo tago burbur xoog leh oo gaaray guriga Agaasimaha.

Related posts

Midowga Musharixiinta Oo War kasoo Saaray Ciidamo la Duldhigay Aagaga ay ka Deggan Yihiin Muqdisho

Heemaall

Odayaal Iyo Waxgarad Ku Eedeyay M/Biixi Xarig Lagu la Kacay Murashaxiintooda.

Heemaall

Afghanistan Oo Dib Wadahadalo Ula Bilowday Kooxda Taliban.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More