Heemaal News Network

Qarax khasaare Gaystay Oo Lagu Weeraray Xaflad Safaarada Farance ku Qabatay Saudi Arabia.

Wararka ka imanaya magaalada Jeddah ee dalka Boqortooyada Saudi Arabia ayaa sheegaya weerar Bambaano loo adeegsaday lagu qaaday goob ay ka socday xaflad kaa oo ay ku dhaawacmeen saddex ruux.

Goobta weerarka lagu qaaday ayaa waxaa ka socta xaflad lagu maamuusayay dagaalkii koowaad ee adduunka, iyadoo ay soo qabanqaabisay safaaradda Faransiiska ee Sucuudiga.

Qaraxan ayaa gaar ahaan lagu tuuray qabuuraha ay ku aasan yihiin dadka aan muslimka aheyn ee Jeddah halkaas oo xuska lagu qabanayay.

War ka soo baxay dowladda dowladda Sacuudiga ayaa lagu sheegay in weerarka oo ahaa mid fuleyno ah ku dhaawacmeen dad u dhashay Sacuudiga iyo Gariiga oo munaasabada ku sugnaa.

Related posts

Sacuudiga Oo jawaab ka Sugaya Madaxweynaha Cusub Ee Mareykanka.

Heemaall

Wariye Wareestay Jeneraal Dagaal Oogaha Baladwayne Oo Caawa la Xiray

Heemaall

Midowga Musharixiinta Oo War kasoo Saaray Ciidamo la Duldhigay Aagaga ay ka Deggan Yihiin Muqdisho

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More