Qarax Maanta ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

Qaraxan oo jugtiisa laga maqlay degmooyin ka tirsan Gobolkan Banaadir ayaa waxaa uu ka dhacay degagagaarka Isgoyska Black Sea ee Gobolka Banaadir,waxaana ka dhashay khasaaro kala duwan.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qaraxa, waxaana wararka qaar ay sheegayaan in uu ahaa haweeneey isku soo xirtay waxyaabaha qaraxa oo is qarxisay,waxaana halkaasi ku sugnaa saraakiil iyo Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda.

Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya ayaa tegay halka uu qaraxa ka dhacay, kuwaas oo xiray wadooyinka soo galka halka uu qaraxa ka dhacay,sidoo kale waxaa jira gfurmad loo sameynayo dadka loobay qaraxa.

Related posts

Zidan Oo Ku Goodiyey In Cinqaab Intan Ka Badan Marsiin Karayey Bacelona

Heemaal

Yahuudda Masar Oo Laga Mamnuucay Dabbaaldegyada Munaasibadaha Diiniga.

Heemaall

Xus Loogu Ducaynayay Dadkii Lagu Xasuuqay Qaraxii Zoobe Oo Lagu Qabtay Muqdisho.(Sawiro)

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy