Heemaal News Network
somali

Qaraxyo Goor-dhowayd ka Dhacay Muqdisho

Labo qarax ayaa goor dhow Salaadii casir ka dib waxay ka dhaceen meelo ku dhow isgoyska Km4 ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa hore oo la sheegay in loo adeegsaday Mooto bajaaj ayaa ka dhacay agagaarka Maqaayada Fatxi faraceeda ku yaalla wadada Taleex ee degmada Hodan.

Laamaha amaanka DF ayaa halkaas gaaray waxaana socda Baaritaano, lamana oga weli khasaaraha ka dhashay.

Qarax labaad ayaa daqiiqado ka dib ka dhacay meel aan ka fogeyn isgoyska Km, welina lama hayo faahfaahino ku saansan qaraxyadan oo laga maqlay meelo ka mid ah Muqdisho.

Related posts

Turkiga Oo Wax Aan La Filaayn Ku Soo bandhigay Xafalada Teknofest Iyo Erdogon Oo Bogaadiyey

Heemaal

Gabar Masaari ah Oo Shahaadada PhD ku Qaadatay Luuqadda Somaliga.(Sawiro)

Heemaall

Xulafada Carabta Oo Weerar Cirka Ah Ku Qaaday Dalka Yaman

Heemaal