Heemaal News Network
somali

Qoys Lagu Xasuuqay Duleedka Gaalkacyo

Weerar Lagu dilay dad Shacab ah Ayaa ka dhacay duleedka deegaanka Saax-qurun oo dhacda galbeedka Galkacyo ee Gobolka Mudug.

Weerarkaasi xalay saqdhexe dableyda hubeysani ee aan haybtooda la aqoon ay ku qaaday Qoyskaas ayaa waxa ku dhintay 2 Caruur ah iyo Aabahood oo lagu magacaabo Xasan Diiriye Cilmi Waalid, waxaa sidoo kale ku dhaawacmay wiil yar oo 8 deed jir ah.

Hooyada Caruurta dhashay ayaa la sheegay inaanay goobta joogin marka uu falkaasi dhacayay.

Related posts

Dhalinyaro Aftur Iyo Casho ku Maamuusay Suldaanka Cusub Ee Suldaan Samatar Suldaan Ibraahin.

Heemaall

Wasiir Bayle Oo ka Qayb-galay Shirka Wasiirada Maaliyadaha Carabta

Heemaall

Madaxweyne Biixi Oo Magacaabis Sameeyay.

Heemaall