Heemaal News Network
somali

R/W Rooble Iyo Wakiilka Qaramada Midoobay Oo ka Wada-hadlay Hirgalinta Doorashada.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federxilgaarsiinta Maxmed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Wakiilka Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Amb, James Swan.

Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay hirgelinta doorashooyinka ee uu hormuudka ka yahay Ra’iisul Wasaaraha, Gurmadka dadkii ku waxyeelloobay fatahaadaha & xakameynta caabuqa Covid-19.

Wakiilka Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Amb, James Swan ayaa sheegay in Qaramada Midoobay ay diyar u tahay inay dowladda Soomaaliya ka taageerto hirgelinta doorashooyinka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federxilgaarsiinta Maxmed Xuseen Rooble ayaa dhankiisa uga mahad celiyay Wakiilka QM ee Soomaaliya sida ay ula Shaqeeyaan dowladda Soomaaliya.

Related posts

Saleebaan Cali Koore Oo Ka Gubtay Eedo Uga Yimid Xisbiga Waddani “Gune Ayuu ku Joogaa Somaliland”

Heemaall

Farmaajo Oo Waraaqaha Aqoonsiga ka Guddoomay Safiirada Midawga Yurub Iyo Shiinaha.(Sawiro)

Heemaall

Mudaharaad ka Dhan ah Maraykanka Oo ka Dhacay Adis-Ababa.(Sawiro)

Heemaall