Heemaal News Network

R/Wasaare Rooble Oo Amar Hor Leh ku soo Rogay Golihiisa Wasiirada.(Akhriso)

Raisul Wasaaraha Xukuumada Somalia Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray amar culus oo ku socda golihiisa Wasiirada.

Qoraal ka soo baxay xafiiska RW oo ku taariikheysan 26-kii bishan ayaa lagu faray wasiirada inaan la bixin karin, lana kireyn karin hanti dowladeed, heshiisyo cusubna la geli karin, iyadoon lala socodsiin raisul Wasaaraha, waxaana la sheegay in go’aankan inuu yahay mid lagu xoojinayo isla xisaabtanka.

Sidoo kale, iyadoo la ilaalinayo xuquuqda shaqaalaha iyo Geedi socodka hanaanka dowladnimada ayaa wasiirada Xukuumada waxaa laga mamnuucay ineysan xilalka ka qaadin agaasimayaasha Wasaaradahooda.

Halkan Hoos ka Akhriso;

Related posts

Prof Dalxa Oo Ka Hadlay Xudunta Khilaafka Siyaasiga Ee ka Taagan Somaliya

Heemaall

Dab Qabsaday Beero Ku Yaala Gobolka Waqooyi Galbeed Ee Soomaaliya

Heemaal

Karaash Oo M/Deni ku Eedeeyay Xilka Xayuubinta Xildhibaanada Puntland Lagu Sameeyay.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More