Ra’iisul Wasaaraha Oo Amar Dul-dhigay Golaha Wasiiradda Ee Xil-gaarsiinta.

Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Injineer Maxamed Xuseen Rooble ayaa faray Xubnaha Golaha Wasiiradda ee Xil-gaarsiinta in Ra’iisul Wasaaraha lagala tashado go’aan kasta oo ay gaarayaan ama qoraal kasta oo ay soo saarayaan.

Qoraal uu u diray Golaha Wasiirada xilalka siihaya ayaa waxaa uu ku amray in la tashi kaddin nuqul ka mid ah qoraaladooda ay soo ogeysiiyaan Ra’iisul Wasaaraha iyo Sii Hayaha Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka dalka.

Qoraalka Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa sidoo kale lagu xusay in aan la aqbali doonin tallaabo kasta oo ka horimaaneysa tilmaamaha kor ku xusan ee ah amarka la faray Golaha Wasiirada Xil-gaarsiinta.

Hoos Ka Akhriso:

Related posts

Zidan Oo Ku Goodiyey In Cinqaab Intan Ka Badan Marsiin Karayey Bacelona

Heemaal

Yahuudda Masar Oo Laga Mamnuucay Dabbaaldegyada Munaasibadaha Diiniga.

Heemaall

Xus Loogu Ducaynayay Dadkii Lagu Xasuuqay Qaraxii Zoobe Oo Lagu Qabtay Muqdisho.(Sawiro)

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy