Heemaal News Network

Ra’iisul Wasaarihii Dalka Kuweyt Oo Is-casilay.

Ra’iisal wasaaraha dalka Kuwayt Shiikh Sabaax Al-Khalid Al-Sabaax ayaa iscasilaadda xukuumaddiisa u gudbiyay Amiirka dalka Shiikh Nawaaf Al-Axmad maanta oo Arbaca ah sida ay sheegtay wakaaladda wararka dalka Kuwayt.

Tallaabadan ayaa timid kaddib markii wasiirro ka tirsan xukuumadda ay shalay is casilaadooda u gudbiyeen ra’iisal wasaaraha.

Xubno ka tirsan baarlamaanka dalkaas ayaa hore u codsaday in ra’iisal wasaaruhu hor yimaado baarlamaanka si wax looga waydiiyo qaab dhismeedka xukuumadda.

Related posts

Somaliland Oo Dil Toogasho Ah Ku Fulisay Lix Qof

Heemaal

Dawlada Somaliya Oo Shaacisay Hal Arrin Oo Kenya U Diidaya Inay Aqoonsato Somaliland.

Heemaall

Amar la Dul-dhigay Laamaha Amniga Magaalada Dhuusamareeb.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More