Heemaal News Network
somali

Ramadaan Kariim: Sucuudiga Oo Xaqiijiyay Bilashada Bisha Soon

Dowladda Sucuudiga ayaa xaqiijisay in maalinta berri ah ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Ramadaan ka dib markii ay warbaahinta la hadleen khubaradii ku howlanaa raadinta bisha.

Dowladda Sacuudiga oo heysta qalab casri ayaa sheegtay in meelo kala duwan oo dalka Sucuudiga ah laga arkay Bisha.

Dowladda ayaa sheegtay in bisha laga arkay magaalada Sudair, ee Sacuudiga, caawa waa habeenkii koowaad ee Soonqaad iyo Taraawiixda.

Related posts

Boqor Buur Madow Oo La Kulmay Bulshadii Uu Ina-biixi Soo Barakiciyay

Heemaall

Q/Midoobay iyo Midowga Yurub Oo Cambaareeyey Qaraxii Garoonka Kabul

Heemaall

Maraykanka Oo ku Dhaqaaqay Talaabo Uu Shiinahu Uga Digay Iyo Xiisada Oo Cirka.(Sawiro)

Heemaall