Heemaal News Network
somali

Rooble Iyo Saraakiisha Laamaha Amniga Oo Xalay Kulmay

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay kulan ka dhacay xafiiskiisa isugu yeeray saraakiilsha laamaha aminga ee dowladda Soomaaliya.

Ra’iisul wasaare Rooble ayaa taliyeyaashii uu la kulmay waxa uu ka dhageystay warbixinno la xariira xaaladda ammaan ee dalka iyo qorshayaashooda ku aadan sugidda amniga dalka.

Afhayeenka xukuumadda Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa sheegay in ra’iisul wasaare Rooble uu saraakiisha kula dardaarmay sare u qaadidda sugidda amniga dalka, inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

Related posts

Muuse Biixi Oo Kulan La Qaatay Musharixiinta Xisbiga Kulmiye.

Heemaall

Shirkii Wada Tashiga Oo Ka Furmay Muqdisho

Heemaal

Dagaalyahano Somali ah Oo ka Tirsanaa Kooxda Xuutiyiinta Oo Dagaal Lagu Dilay.

Heemaall