Heemaal News Network
somali

Rooble Oo Gudi Baaris U Magacabay Dhalinyarada Tababarka Loo Geeyay Eritrea.(Akhriso)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi soo baara cabashada waalidiin Soomaaliyeed oo sheegay inaysan war iyo wacaal ka helin carruurtoodii oo ay sheegeen in tababar loogu diray dalka Eritrea.

Dhalinyaradan tababarka ciidan loo qaaday oo kumanaan gaaraya ayaa la sheegay in laga qeyb geliyey dagaalka gobolka Tigray ee woqooyiga Itoobiya, qaar badan oo ka mid ahna lagu dilay halkaas, sida ku xusan warbixin ay soo saartay QM.

Talaabada uu qaaday RW Rooble ayaa ku soo aaday xili maalmihii la soo dhaafay ay magaalada Muqdisho banaanbaxyo cabasho ah ka dhigayeen waalidiinta dhalinyaradaas oo labo sano ka maqan dalka, iyagoo dalbanaya in meel lagu sheego nolol ama geeri.

HALKAN HOOSE KA AKHRISO

Related posts

War Deg-deg ah Qarax Ismiidaamin ah Oo ka Dhacay Muqdisho.

Heemaall

Somaliland Oo Si Adag Uga Jawaabtay Hadal Kasoo Yeedhay Puntland Ee Xoraynta Sool Iyo Sanaag ahaa

Heemaall

UNHCR Oo Kenya Usoo Bandhigtay Qorshayaal Lagu Xiri-karo Xeryaha Qaxootiga.

Heemaall