Heemaal News Network
somali

Rooble Oo la Kulmay Safiirka Somaliya Ujooga Mareykanka.(Sawiro)

Ra’iisul Wasaararaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Safiirka Cusub ee Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Larry Adre.

Rooble iyo safiirka cusub ee dowlads Mareykanks ayaa kulankooda waxa ay kaga wada hadleen arrimo dhoor ah oo ay kamid yihiin xoojinta xiriirka labad dal, dhammeystirka doorashooyinka dalka.

Ra’isul Wasaare Rooble iyo Danjire Larry Adre ayaa sidoo kale kulankooda waxa ay uga had Amniga iyo la dagaallanka argagixisada iyo kaalinta Mareykanka ee wax ka qabashada abaarta baahsan ee dalka ka jirta.

Dowladda Mareykanka ayaa dhawwaan Soomaaliya usoo magacawday Danjire cusub , waxa uuna danjira Mareykanka wadaa kulamo uu la qaadanayo Madaxda Soomaalida.

Related posts

M/Deni Oo Damaciisa Siyaasadeed kala Hadlay Siyaasiyiin kala Duwan.(Sawiro)

Heemaall

Afhayeen Buuni Oo si Adag Ugu Jawaabay Xoghayaha Cadaalada Ee Xisbiga Wadaani.

Heemaall

RW Rooble Oo Lagu soo Dhoweeyey Magaalada Abu Dhabi.(Sawiro)

Heemaall