Heemaal News Network
somali

Rooble Oo Shaqadii Ka Joojay Agasimaha NISA Fahad Yaasiin

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaqada ka joojiyay Agaasimihii Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, waxa uuna si KMG ah Agaasimaha guud ee NISA ugu magacaabay Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac.

Related posts

Liverpool Oo Diiday in Maxamed Saalax U Ciyaaro Xulka Qarankiisa.

Heemaall

Siyaasi Abgaal Oo ka Hadlay Doorashadii Shir-gudoonka Iyo Doorka Xildhibanaada Awdal

Heemaall

Madaxwaynaha Hirshabeele Oo Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare U Gudbiyay Guddiga Doorashada.(Sawiro)

Heemaall